Baarlamaanka Waqooyi Bari oo Dalbaday in la Maxkamadeeyo Saraakiisha Somaliland ee ku Xiran Laascaanood
Qaraarka Golaha ayaa lagu sheegay in la adkeynayo muhiimadda ay leedahay in caddaaladda la horkeeno dhammaan dadka lagu tuhunsan yahay dambiyada ka dhanka ah bani’aadannimada iyo falalka sababay khasaaraha naf iyo maal ee soo gaaray shacabka. Golaha ayaa xusay in la joogo xilligii la xaqiijin lahaa isla xisaabtan dhab ah si loo ilaaliyo xuquuqda dhibbanayaasha loogana hortago in dambiyada noocaas ah ay mar kale dhacaan. Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa ku baaqay in hay’adaha garsoorka ay u gutaan waajibaadkooda si madax-bannaan, iyadoo la dhowrayo shuruucda dalka iyo mabaadi’da caddaaladda, si loo helo go’aanno ku saleysan caddeymaha iyo habraacyada sharciga.
- ▪Qaraarka Golaha ayaa lagu sheegay in la adkeynayo muhiimadda ay leedahay in caddaaladda la horkeeno dhammaan dadka lagu tuhunsan yahay dambiyada ka dhanka ah bani’aadannimada iyo falalka sababay khasaaraha naf iyo maal ee soo gaaray shacabk
- ▪Golaha ayaa xusay in la joogo xilligii la xaqiijin lahaa isla xisaabtan dhab ah si loo ilaaliyo xuquuqda dhibbanayaasha loogana hortago in dambiyada noocaas ah ay mar kale dhacaan.
- ▪Mudanayaasha Golaha Wakiillada ayaa ku baaqay in hay’adaha garsoorka ay u gutaan waajibaadkooda si madax-bannaan, iyadoo la dhowrayo shuruucda dalka iyo mabaadi’da caddaaladda, si loo helo go’aanno ku saleysan caddeymaha iyo habraacyada sha
RADIO GALGADUUD files mainly under news. We currently carry 4 of its stories.
Story provenance
Source · retrieval · rights · ranking — open for full record
inspect →
Attribution is not the same as permission. This drawer separates discovery metadata, excerpts, WeSearch-generated summaries, reuse status, and whether the publisher receives the visit. Nothing here claims a legal grant the publisher has not made.
Record
| Original publisher | RADIO GALGADUUD |
| Canonical URL | https://radiogalgaduud.com/baarlamaanka-waqooyi-bari-oo-dalbaday-in-la-maxkamadeeyo-saraakiisha-somaliland-ee-ku-xiran-laascaanood/ |
| Publication time | Sun, 26 Jul 2026 20:01:19 +0000 |
| Retrieval time | 2026-07-26T21:54:37.746Z |
| Last seen | 2026-07-26T21:54:37.746Z |
| Headline source | Publisher (no WeSearch rewrite) |
| Excerpt source | publisher body |
| Excerpt method | First ~120 words (~800 chars) of extracted publisher body, fair-use limited. |
| Summary | WeSearch · cerebras-chat (WeSearch summarizer) |
| Summary source text | contentText |
| Citation coverage | Summary is a WeSearch-generated derivative; primary citation is the original publisher URL. |
| Cluster | P9si2NagATSq · 1 stories |
| Cluster logic | Grouped by semantic title/content similarity across sources within a rolling window. Same-publisher template collisions are excluded from coverage comparison. |
| Ranking reason | Story pages are not engagement-ranked. Hub feeds use recency, with optional source-diversified chronological ordering (cap consecutive stories per source). No personalized ranking. |
| Publisher visit | Yes — open original |
| Substitutes article? | No — link-out required for full text |
Rights status (four layers)
WeSearch handling by dimension
| Indexing | May the item be indexed (stored, ranked, made findable)? | Allowed |
| Snippet | May a short excerpt of the publisher's text be shown? | Allowed |
| AI summary | May WeSearch generate its own short summary of the article? | Limited |
| Retrieval / RAG | May the content be exposed for third-party retrieval-augmented generation? | Not asserted |
| Model training | May the content be used to train AI models? | Not asserted |
| Commercial reuse | May the content be reused commercially? | Not permitted |
Basis: Derived from the published RSS/Atom feed. Contact: [email protected]. Reviewed: 2026-07-24.
Opening excerpt (first ~120 words) tap to expand
Baarlamaanka Waqooyi Bari oo Dalbaday in la Maxkamadeeyo Saraakiisha Somaliland ee ku Xiran Laascaanood 26/07/2026 .td-post-sharing-classic{position:relative;height:20px}.td-post-sharing{margin-left:-3px;margin-right:-3px;font-family:var(--td_default_google_font_1,'Open Sans','Open Sans Regular',sans-serif);z-index:2;white-space:nowrap;opacity:0}.td-post-sharing.td-social-show-all{white-space:normal}.td-js-loaded .td-post-sharing{-webkit-transition:opacity 0.3s;transition:opacity 0.3s;opacity:1}.td-post-sharing-classic+.td-post-sharing{margin-top:15px}@media (max-width:767px){.td-post-sharing-classic+.td-post-sharing{margin-top:8px}}.td-post-sharing-top{margin-bottom:30px}@media…
Excerpt limited to ~120 words for fair-use compliance. The full article is at RADIO GALGADUUD.